Sacuudiga oo ka hadlay xaalada Boqor Salman oo maalmo ka hor maray Qaliin

Wakaalada wararka ee Sacuudiga ayaa sheegtay in lagu guulaystay qalliin lagu sameeyay Boqorka dalkaas Salman Bin-C/casiis oo maalmo ka hor la dhigay Isbitaal ku yaalla dalkaas Masuuliyiinta Sacuudiga ayaa intaa ku dartay in boqorka qalliin looga sameeyay Kaadi-haysta isla markana uu muddo isbitaalka ku sii jiri doono inta laga hubinayo xaaladiisa. Toddobaadkan ayay ahayd markii … Continue reading Sacuudiga oo ka hadlay xaalada Boqor Salman oo maalmo ka hor maray Qaliin